Dal deris la’ah Somalia oo boqolkiiba 93 shacabkiisa aysan musqulo heysanin

Itoobiya ayaa gashay diiwaanka dalalka ugu xun marka ay timaado in shacabka ay helaan musqulo sida lagu xusay Warbixin ay soo saartay ha’yadda Charity Water Aid. iyadoo maanta dunida laga xusay Maalinta musqulaha ayaa waxay sheegtay ha’yaddan in boqolkiiba 93 shacabka Itoobiya aysan haysanin musqulo, sidaas darteedna, Itoobiya ay gashay kaalinta ugu hoseeysa dalalka qaaradda … Continue reading Dal deris la’ah Somalia oo boqolkiiba 93 shacabkiisa aysan musqulo heysanin